Maqaayad amar yaab leh soo rogtay oo laga furay Magaalada Changsha (Sawirro)

Maqaayad ku taalla dalka Shiinaha ayaa ku dhaqaaqday talaabbo yaab leh oo aan maqaayadaha dalkaasi looga baran taasoo ah inuu qofka ismiisaamo kaddibna dalabkiisa uu ku saleysnaanayo miisaankiisa. Maqaayadda ay dadka cunta u doonto iney ismiisaamaan ku qasbeyso ayaa ku taalla bartamaha dalkaasi Shiinaha, iyadoo qofka cuntada uu dalbanayo ay ku xirnaaneyso hadba miisaankiisa inta … Continue reading Maqaayad amar yaab leh soo rogtay oo laga furay Magaalada Changsha (Sawirro)